Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Siyaasiyiinta Mucaaradka oo ku guulaystay hor istaaga wax ka badalka Dastuurka PL
    Somalia

    Siyaasiyiinta Mucaaradka oo ku guulaystay hor istaaga wax ka badalka Dastuurka PL

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.June 17, 2023Updated:June 18, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Way diideen in wax laga badalo Dastuurka si Ururada loo furo,isla markaana Doorashada Madaxweynaha looga dhigo mid Dadweynuhu toos Codkooda ugu soo xushaan.

    Madaxweynaha oo diidan in khilaafku sababo Gacan ka hadal,ayaa hakiyay Qodobkaas ilaa xal laga gaarayo”talo ma dhaafin”.

    Halkaas markay marayso Dimuqraadiyadu ha socoto oo yaan la hakin hana lagu galo Doorashada Xildhibaanada Xeerarka Dastuuriga ah ee qoran haatan.

    Xildhibaanadu waxay ku imaanayaan Cod Dadweyne,sida Dastuurka ku qoran haatan,waxaana la joojinayaa laalidii la samayn jiray Doorasho walba.

    Xisbiyadu waa Sadex sida Dastuurka ku qoran haatan.

    10-ka Nov hala qabto Doorashada Xildhibaanada oo Dadku toos Codkooda ugu soo dooranayaan,sida Dastuurku qabo.

    8-Janaayo 2024 hala qabto Doorashada Madaxweynaha oo ay dooranayaan Xildhibaanada Shacabku soo doorteen,sida Dastuurku qabo.

    Dastuurka fulintiisa Dowladu haku yato’do,meel ay ku xoqdaanba ha waayaan.

    Markaas ma sidoodii ayay Sadexda Degmo isbaaro dhiganayaan oo ka reebayaan doorashada Xildhibaanada??

    Dimuqraadiyada Albaabo door ah,ayaa ufuran.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.