Siyaasiyiin horay xilal kala duwan uga soo qabtay Puntland ayaa duleedka magaalada Garowe qado sharaf ugu sameeyay wafdi uu hogaaminayo Garaad Kulmiye Garaad Maxamed Garaad Dool Garaad Wiil-waal kuwaasi oo dhawaan ka yimid dawlad deegaanka Soomaalida Ethiopia.
