Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Somaliland oo awooda si Nabad ah loola kala wareegay
    Somalia

    Somaliland oo awooda si Nabad ah loola kala wareegay

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.December 12, 2024Updated:December 12, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Si nabad ah,qurxoon oo ilbaxnimo leh,ayaa loola kala wareegay awooda.

    Doorashadii qurxoonayd ee dhacday,waxaa ka danbeeya xil lakala wareegidan aadka usaraysa.

    Qof walba oo Somaliya ayay sharaf utahay,waliba,waxay muujinaysaa in Somaliya aysan ahayn oo kaliya Goob Colaad iyo dib udhac ee ay ka jiraan arimo kala duwan.

    Hadii Koonfurta fog ay ka dhacayaan dagaalo aan loo baahnayn,hadana Waqooyiga ,waxaa ka jira Doorasho iyo xil lakala wareegid Xasiloon.

    Halkan ka daawo

    https://www.idilnews.com/wp-content/uploads/2024/12/AQOZRBI8z9nts6_P3aM7Z5jv4Wj32KnjuLiUAIk4a9W5da30KJqxrNufXokzhFkCZ0L-_LA0z6XRs55i6vxhfd9C.mp4

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.