Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»SL oo warbixin kasoo saartay Maydka Agaasimihii Waaxda Diyaaradaha Ee Hay’ada Duulista DFS
    Somalia

    SL oo warbixin kasoo saartay Maydka Agaasimihii Waaxda Diyaaradaha Ee Hay’ada Duulista DFS

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.February 25, 2024Updated:February 25, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    “Marka koowaad Cabdinaasir waxaa loo gaystay in lagu ceejiyay xarig dhumucdiisu ay wayn tahay, kaas oo calaamadaha noo muuqda uu yahay ugu yaraan in xarigaas Qoortiisa lagu hayay muddo 5-daqiiqo ah illaa 7-daqiiqo inta u dhexeysay”Ayuu yiri Agaasimaha Isbitaalka Dr.Cabdiraxmaan Maxamed Cismaan.

    Sidoo kale wuxuu tilmaamay agaasimaha in ka hor inta la dilin Marxuumka loo gaystay jirdil xoogan oo ka muuqday jirkiisa,ayna ku ogaadeen baaritaanka ay ku sameeyeen.

    “Waxa kale oo nooga muuqday Marxuum Cabdinaasir oo baaritaanka nooga soo baxay in daanka Midig uu jaban yahay jug wayna ay gaartay waxaa kale oo ay jug ka gaartay Xiniinta Bidix oo Barar iyo Qarax weyn uu ka muuqday”Ayuu sii raaciyay.

    Natiijada ay shaacisay Somaliland;ayaa sidoo kale lagu sheegay in Marxuumka loo gaystay dhibaato kale oo weyn,isla markaana Saddexdii Cishe ee ugu danbeysay Talaagadii uu ku jiray Maydkiisu laga jaray Dabka,taasoo sababtay in muuqaalka Maydkiisu isbeddalay.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.