Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»SL oo weli sii wada carqaladaynta DuulimaadyadaHawada Somaliya
    Somalia

    SL oo weli sii wada carqaladaynta DuulimaadyadaHawada Somaliya

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.February 23, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Somaliland,waxay markii hore furtay Radio ahaa kaydka Hawada Somaliyed hadii uu xumaado kan Muqdisho.

    Radio-haas looguma talo gelin in la isticmaalo si joogta ah kaliya,wuxuu ahaa in markii xaalad deg-deg ah timaado la daaro,isagoo yaalay Hargaysa.

    Kadib daarista Radio- haas,waxay kula hadleen Diyaaradaha isticmaalyay markaas Hawada ku Aadan.

    Ilaa Sadex Diyaaradood,ayaa qoraal cabasho ah gudbiyay oo sheegay in lala hadlay,waxayna DFS uga jawaabtay qoraal rasmi ah oo ay Radio-haas ku fariisinayso in ay dirto.

    Markaas,wixii ka danbeeyay Diyaaradaha caalamiga ah,waxay qaateen amarkii DFS iyo Kanalladii la siiyay,waxayna joojiyeen in ay dhagaystaan Radio Hargaysa kala hadla.

    Dhanka kale SL ma joojin carqaladaynta Hawada,waxayna Qalab casri ah ka heshay Thailand,kaasoo ay weli ku dhexgasho Diyaaradaha isticmaalaya Hawada ku aadan.

    Ujeedka SL waa qaylo gardhawaysay.

    Halka DFS ay ka warwareegayso in ay qaado talaabooyin ad adag,iyadoo diidaysa in Shacabka caadiga ah ee SL culays ku dhaco oo Muuse iyo Maamulkiisu helaan taageero Bulsho.

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.