Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Somaliland: Booliska oo isku geedaamay xarumaha waa weyn ee Xisbiga WADANI+Sawirro
    Somalia

    Somaliland: Booliska oo isku geedaamay xarumaha waa weyn ee Xisbiga WADANI+Sawirro

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyNovember 19, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Ciidanka Booliska Maamulka Somaliland ayaa saaka gabi ahaanba isku geedaamay Xarumo waa weyn oo uu Magaalooyinka Berbera iyo Ceerigaabo ku lee yahay Xisbiga mucaaradka ah ee WADANI.

    Wararka ayaa sheegaya in Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland Gen. Saqadhi uu bixiyey amarka ay Ciidanka Boolisku kula wareegeen Xarumaha Xisbiga WADANi ee Berbera iyo Ceerigaabo.

    Talaabadan ayaa salka ku heysaa khilaafka xilligaan u dhaxeeya Madaxda Talada heysa ee Somaliland iyo Xisbiga Mucaaradka ah ee WADANI, kaas oo todobaadkaan ka jira Magaalooyin katirsan Somaliland.

    Ciidanka Booliska Maamulka Somaliland ay shalay awood kula wareegay Xarunta Dhexe ee Xisbiga WADANI uu ku leeyahay Magalada Hargeysa, halkaas oo qorshuhu ahaa in banaanbax nabadeed uu ka dhaco, hase ahaatee la baajiyey.

    Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee WADANI Cabdiraxmaan Cirro, ayaa dhawaan iclaamiyey isku soo baxyo ay dhigayaan taageerayaasha Xisbiga, balse Taliska Booliska Somaliland uu kasoo hor-jeestay.

    Wixii kasoo kordha kala soco Idil News

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    March 18, 2026

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    March 18, 2026

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    March 18, 2026
    Latest Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    Maxay ka dhigan tahay xiriir ujarida KG Ee DFS?

    Weerarada Gantaalada iyo Drons-ka Ee Iran ka imaanaya oo hoos usii dhacaya

    Faallo:-Doorka Putin ee dagaalka Galbeedka Aasiya Maraykanka/Israa’iil iyo Iran?.

    Hoos udhac weyn oo ku dhacay Maraakiibta ka gudabaya Marinka Hormos

    Faallo:-Garaacista Jasiirada Hoyga u ah Saliida Iran

    Xamaas oo kaga hor timid Iran weerarada Wadamada Khaliijka

    Difaaca Cirka Imaaraadka Carabta oo fashiliyay weeraro ka yimid Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.