Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Somaliland oo kahor timid heshiis ay wada gaareen DFS & Midowga Yurub (Akhriso)
    Somalia

    Somaliland oo kahor timid heshiis ay wada gaareen DFS & Midowga Yurub (Akhriso)

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeySeptember 2, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    War-Saxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda Qorseyntaย  & Horumarinta Somaliland ayaa ka hor timid heshiis ay wada gaareen DFS iyo Midowga Yurub, kaas oo Ku saabsanaa Mushruuca Dhismaha Waddooyinka Muqdisho iyo Berbera, waxaana ay sheegtay in Dowladda Federaalka Soomaaliya aysan Somaliland Wakiil uga aheyn taakuleynta Caalamka, isla markaana meel ka mid ah Somaliland aysan maamulin dowladda Federaalka mashruucna ka fulin Karin.

    Sidoo kale, War-Saxaafadeedka oo aad u dheeraa ayaa waxaa lagu sheegay in marnaba Dowladda Soomaaliya aysan wax mashruuc ka ka fulin doonin deegaannada Soomaaliland,waxaana tallaabada heshiiska DFS & Midowga Yurub lagu sheegay in uu yahay mid ka hor imaanaya heshiiskii DFS iyo Somaliland ee Ankara & Jabuuti.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Trump oo Somalida markale ku hor bahdilay caalamka

    November 22, 2025

    Maalgelin $Trillion ah oo Sacuudigu ku maalgashanayaa Maraykanka.

    November 19, 2025

    Saxaafada caalamka oo isku soo subway Puntland

    November 19, 2025
    Latest Posts

    Trump oo Somalida markale ku hor bahdilay caalamka

    Maalgelin $Trillion ah oo Sacuudigu ku maalgashanayaa Maraykanka.

    Saxaafada caalamka oo isku soo subway Puntland

    Warbixin ay soo saartay Jaamacadda AMERICAN UNIVERSITY oo looga hadlay guulaha Ciidamada PL

    Faahfaahin duqaymo lala beegsaday firxadka argagixisada

    Faah-faahin dheeraad ah Miisaaniyadda sanadka 2026 Ee Puntland

    Somaliya oo codkeeda ku biirisay Qasa in la geeyo Ciidan shisheeye

    Palestinian Authority welcomes UN Security Council resolution on Gaza

    ๐—ช๐—ฎ๐—ณ๐˜๐—ถ ๐˜‚๐˜‚ ๐—ต๐—ผ๐—ด๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ถ๐—ป๐—ฎ๐˜†๐—ผ ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ถ๐—ถ๐—ฟ ๐—๐˜‚๐˜…๐—ฎ ๐—ผ๐—ผ ๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐˜† ๐——๐—ต๐—ฎa๐—ฑ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ

    Wasaarada Arimaha gudaha oo go’aan ka gaartat khilaafka Golaha Deegaanka

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.