Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Somaliland oo laashay wada-hadalladii DFS
    Somalia

    Somaliland oo laashay wada-hadalladii DFS

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyApril 16, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Maamulka Somaliland ayaa ku dhawaaqay in uu laalay wada-hadalladii ay la geli jireen Dowladda Federaalka Soomaaliya, kuwaas oo soo socday in kabadan 10 sano aanana laga gaarin wax natiijo ah.

    Go’aanka ayaa laga soo saaray shir maanta ay yeesheen Golaha Wasiirada Somaliland – iyagoo si adag u cambaareeyay safarkii Ra’iisul Wasaaraha XFS, Xamze Cabdi Barre uu ku yimid magaalada Laascaanood iyo deegaano kale oo katirsan Sool.

    Somaliland ayaa sheegtay in aysan jirin wadahadal ku aadan maxaabiista oo ay la gashay DFS.

    “Ma jirto wax wada hadal ah oo dawladda Somaliland kala yeelatay arrimaha Maxaabista, Maxaabista uu Raysal wasaadaha Soomaaliya geeyey Muqdisho ma ahayn maxaabis dagaal.”

    Sidoo kale, maamulka Somaliland ayaa ku eedeeyay DFS in jidka nabadda ay dooratay dagaal.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    April 6, 2026

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    April 6, 2026

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    April 6, 2026
    Latest Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.