Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Somaliland oo si kulul uga jawaabtay Hadal kasoo yeeray DF Soomaaliya (Akhriso)
    Somalia

    Somaliland oo si kulul uga jawaabtay Hadal kasoo yeeray DF Soomaaliya (Akhriso)

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyFebruary 16, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    HARGEYSO (IDIL NEWS)-Iyadooย Dowladda Soomaaliya ay maalin kahor shaacisay inay bilaabeyso qorsho lagu soo celinayo hantida dowladda, isla markaana dhamaan degaanada dalka laga bilaabi doono oo ay ku jirto Somaliland, ayaa waxaa hadalkaas maanta jawaab ka bixisay Somaliland.

    War-Saxaafadeed kasoo baxay Xafiiska Wasiirka Warfaafinta Soomaalialnd ahna Afhayeenka Soomaaliland Cabdiraxmaan Cabdullaahi Faarax (Guri Barwaaqo) ayaa waxaa lagu sheegay in hadalka ka soo yeeray Guddoomiyaha Guddiga Badbaadinta iyo soo celinta hantida Qaranka ahna Wasiirka Waxbarashada Soomaaliya Xildhibaan Cabdullaahi goodax Barre uu yahay mid la iska yiri.

    Sidoo kale Warsaxaafadeedka ayaa waxaa lagu sheegay in dowladda Soomaaliya ay ku dooneyso qorshaha ku saabsan soo celinta hantida ma guurtada ah mid ay isaga yareyneyso culeysyada Siyaasadeed ee kaga imaanaya Siyaasiyiinta iyo Bulshada Soomaaliyeed.

    Waxaa geb-gabadii Wasiirka Warfaafinta Soomaaliland War-Saxaafadeedka uu soo saaray uu ugu baaqay dowladda Soomaaliya ay ka noqoto hadalada qaar,sidoo kalena ay ka joojiso faragelinta ay mar walba ku sameyso.

    Soomaaliland ayaa aamisan inay ka goโ€™day Soomaaliya inteeda kale,hayeesheeย  waxaa dhowr jeer dhacay wadahadallo dhex maray Madax ka socotay dowladihii dalka soo maray iyo Soomaaliland laakin aan weli wax natiijo ah kasoobixin.

    IDIL NEWS

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maalgelin $Trillion ah oo Sacuudigu ku maalgashanayaa Maraykanka.

    November 19, 2025

    Saxaafada caalamka oo isku soo subway Puntland

    November 19, 2025

    Warbixin ay soo saartay Jaamacadda AMERICAN UNIVERSITY oo looga hadlay guulaha Ciidamada PL

    November 19, 2025
    Latest Posts

    Maalgelin $Trillion ah oo Sacuudigu ku maalgashanayaa Maraykanka.

    Saxaafada caalamka oo isku soo subway Puntland

    Warbixin ay soo saartay Jaamacadda AMERICAN UNIVERSITY oo looga hadlay guulaha Ciidamada PL

    Faahfaahin duqaymo lala beegsaday firxadka argagixisada

    Faah-faahin dheeraad ah Miisaaniyadda sanadka 2026 Ee Puntland

    Somaliya oo codkeeda ku biirisay Qasa in la geeyo Ciidan shisheeye

    Palestinian Authority welcomes UN Security Council resolution on Gaza

    ๐—ช๐—ฎ๐—ณ๐˜๐—ถ ๐˜‚๐˜‚ ๐—ต๐—ผ๐—ด๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ถ๐—ป๐—ฎ๐˜†๐—ผ ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ถ๐—ถ๐—ฟ ๐—๐˜‚๐˜…๐—ฎ ๐—ผ๐—ผ ๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐˜† ๐——๐—ต๐—ฎa๐—ฑ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ

    Wasaarada Arimaha gudaha oo go’aan ka gaartat khilaafka Golaha Deegaanka

    Ciidamada Puntland oo qaaday hawlgal culus

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.