Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Somaliya maka jirtaa Dowlad gaarsiisan in lagu wareejiyo Siyaasadeeda iyo Amnigeeda?
    Somalia

    Somaliya maka jirtaa Dowlad gaarsiisan in lagu wareejiyo Siyaasadeeda iyo Amnigeeda?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.May 9, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Somaliya Dowlad masuul ah oo dhamaystiran kama jirto,waxaana weli socda Geediga Dowlad dhiska.

    Majiraan Dastuur,Siyaasad Amni,Siyaasad Dhaqaale oo lagu midaysan yahay.

    Hadii lagu degdego oo si aan ka fiirsi lahayn loo xiro Xaafiiska QM ee Somaliya si la mid ah qaadistii Cunaqabataynta Hubka,waxuu nowon doonaa mid laga shalaayo oo si gaar ah ay BC usamaysay khalad taariikhiya.

    Somaliya xiligan uma diyaarsana in lagu wareejiyo Siyaasada iyo Amnigeeda.

    In Xaafiiska Unsom la xiro,waxaa ka horeeya in Dowladnimada la dhamaystiro.

     

    Halkan ka akhriso Warqada DFS ee Dastuurka baalmarsan

     

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.