Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Somaliya oo ku dhow in ay aqbasho Ciidamada Itoobiya in……
    Somalia

    Somaliya oo ku dhow in ay aqbasho Ciidamada Itoobiya in……

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.December 20, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Wada hadal,ayaa usocda DFS iyo DF Itoobiya.

    Wadahadalkaas,wuxuu ku salaysan yahay sidii loogu ogolaan lahaa Ciidamada Itoobiya in ay qayb ka noqdaan hawlgalka cusub ee Midowga Afrika.

    Sida ay xaqiijinayaan Warar hoose,waxay ubadan tahay in loo ogolaado Itoobiya qayb ka noqoshada hawlgalka.

    DFS horay ayay usheegtay in Itoobiya laga saaray Ciidmadeeda hawlgalka Midowga Afrika,kadib xadgudub ay ku samaysay Midnimada iyo Madaxbanaanida Qaran ee Somaliya.

    Xasan Shiikh oo ka hadlyay Masaajid,ayaa sheegay in Itoobiya ka khatar badan tahay argagixisada ama ay isku mid uyihiin Somalida Shabaab iyo Itoobiya.

    Kulankii Turkiga ka dhacay,waxaa kasoo baxay Warmurtiyeed ay Itoobiya ku cadaynayso ilaalinta Midnimada,Madaxbanaanida iyo Xuduudaha Somaliya.

    Su’aashu,waxay tahay cadaadiska JL ma looga badalan karaa Itoobiya ka mid noqoshada Hawlgalka.

    Itoobiya Ciidankeedu in uu qayb ka ahaado hawlgalka Midowga Afrika,waxay utahay fursad ay ku samaynayso Dhaqaale iyo galaangal Siyaasadeed iyo Milleteri.

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.