Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Somaliya oo lagu Shirqoolay Shirkii Tutkiga Ee Itoobiya
    Somalia

    Somaliya oo lagu Shirqoolay Shirkii Tutkiga Ee Itoobiya

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.December 11, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    “Erdogan says he hopes Somalia will take steps after this meeting to provide sea access to Ethiopia”.

    Waxaa cajiiba oo aan fasiraad loo hayn hadalka kasoo yeeray Erdogan ee ah inuu Somaliya karajaynayo in ay qaado talaabooyin suurta galinaya sidii Itoobiya ku gaari lahayd Bada.

    Waxaa halkaas nooga cad Ethopia inaysan Tanaasulin.

    Sida Ilo xog ogaal ah xaqiijinayaan Xasan iyo Abiy ka fool ka fool ayay ukulmeen,iyadoo uu la joogo Erdogan ka hor intaan Saxaafada la hor imaan.

    Shirkaas Somaliya,ayaa lagu Shirqoolay oo ugu yaraan Xasan maslaxad shaqsiya,ayuu ka qaatay qadiyadii Somaliya.

    Erdogan hadalka kasoo yeeray ayay wax kasta ku cad yihiin.

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.