Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Somaliya oo noqotay Wadan Hal Nin ku matalayo Shaqo kasta oo Qaran
    Somalia

    Somaliya oo noqotay Wadan Hal Nin ku matalayo Shaqo kasta oo Qaran

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.December 15, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Shaqo RW,mid Wasiir iyo mid Agaasime intaba anaa ku filan,waa fariimaha socdaallada MW Xasan dirayaan.

    Xadan,wuxuu noqday shaqsi ay kumaad sadaan Madaxda Afrika,hay’adaha caalamiga ah iyo Safiirada Dalalka kale,kuwaas oo markii lasoo marsiiyo kulamada casumadaha lana wadaagaan dhigooda ay arkaan meeshay ka sugayeen RW,Wasiir ama Agaasime Madaxweynihi oo sooba safray.

    Mararka qaar;waxaad ka dareemaysaa Wajiyada shaqsiyaadka kulanka qaybta ka ah sidaysan ugu faraxsanayn waxa uu Xasan Sh. ku dhaqmayo.

    Wasiiradii waxay qabtaan ayay inta garan waayeen ayay Hotellada Muqdisho isaga xaraysan yihiin.

    Sidoo kale mararka qaar waxaad arkaysaa Wasaarad ama Wasiir munaasabad shaqo leh oo Wasaaradiisa kusaabsan oo Wasiiro badan iyo xitaa Raysal wasaarihii joogo.

    Madaale oo ah Duqa Muqdisho Shaqadiisii Maalin laha ahayd,waxaa ku haysta Wasiiro oo Munaasabad yar oo Degmo ka jirta,waxaa saf ugu jira Wasiiradii.

    Xasan waxa uu macno tiray wax kasta oo Dawlad nimada ku saab sanaa oo faham Dawladeed nin leh uma muuqdo ee waa Ganacsade Xoolo raadis ah.

    Wadamada ay kaligii taliyaashu Xukumaan xitaa,sidaa uma dhaqmaan,waana la yaab Wadan Hal nin matalayo Shaqo kasta.

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.