Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Starlink oo heshay Ruqsada isgaarsiinta Somaliya
    Somalia

    Starlink oo heshay Ruqsada isgaarsiinta Somaliya

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.April 15, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Somalia’s National Communications Authority (SomaliaNCA),waxay si siiyeen ruqsad Shirkada Elon Musk ee Starlink.

    Starlink,waxay Somaliya soo gaarsiinaysaa Intarnedkeeda.

    Ruqsada la siiyay Starlink,waxaa ka gadooday oo MW Xasan gaarsiiyay cabashadooda dhamaan Shirkadaha isgaarsiinta Somaliyed.

    Nasiibdaro Xasan Shiikh,waa uhakan waayay cabashada Shirkadaha,isagoo eeganaya Lacag loo hormariyay iyo Wiilkiisa oo Wakiil u ah Starlink.

    Starlink,waxay suuqa ka saaraysaa Shirkadaha Wadaniga ah oo ay ka Shaqeeyaan Muwaadiniin fara badan,isla markaana kuwa kale ku leeyihiin maalgashi Dhaqaale.

    Sidoo kale,waxay khatar ku tahay amniga Qaranka oo xogta Dalka iyo Dadka ayay Gacanta ku dhigaysaa,si gaar ah,waxaa khatar galaya Amniga Madaxda Sare.

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    April 6, 2026

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    April 6, 2026

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    April 6, 2026
    Latest Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.