Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Suldaan Siciid Suldaan Cabdisalaan oo lagu soo dhaweeyay Ceerigaabo
    Somalia

    Suldaan Siciid Suldaan Cabdisalaan oo lagu soo dhaweeyay Ceerigaabo

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.October 21, 2025Updated:October 22, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Tagida Suldaan Siciid Suldaan Cabdisalaan ee Ceerigaabo,waxay soo afjartay colaadii Sanaag,waxayna fariisisay nabadaynta,iyadoo horseed unoqotay dib ugu soo laabashada Magaalada Dadkii ku kala qaxay.

    Suldaanka taariikhda,ayaa xusi doonta xaqiiqiyan,wuxuuna ka shaqaynayaa wax Aakhiro iyo Aduunba uu ka helayo Ajar iyo karaamo.

    Dowlada PL,waa ku amaanan tahay doorkeeda Nabada Ceerigaabo ee aan gorgortanka ku jirin.

    Nabada Ceerigaabo,waa mid ka mid ah Nabadaynta guud ahaan Somalida ugu muhiimsan.

    Magaalo xasiloon,qurxoon,barwaaqo ah oo samaynaysa horumar,isla markaana Dadkeedu isqaatay weeye Ceerigaabo.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    April 6, 2026

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    April 6, 2026

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    April 6, 2026
    Latest Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.