Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Swan oo si rasmi ah unoqday Wakiilka QM Ee Somaliya
    Somalia

    Swan oo si rasmi ah unoqday Wakiilka QM Ee Somaliya

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.March 28, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Swan awood buuxda,ayaa la siiyay,waana MW dadban ee JFS.

    Waxaa sii yaraanaya qorshihii ahaa in la yareeyo awooda Xafiiska QM ee Somaliya oo loo badalo ( Country Office).

    Waxaa fashilmay qorshihii ahaa…

    B.In Somaliya Cunaqabataynta Hubka laga qaado.

    T.In Somaliya Daynta laga cafiyo.

    J.In Somaliya laga saaro Chapter-7.

    Sida muuqata Xaafiiska QM ee Siyaasada Somaliya,waa sii jirayaa,sababtoo ah…..

    1.Somaliya weli ma gaarin isku filnaansho Siyaasadeed oo waxay usii baahan tahay garabgal.

    2.Kala qaybsanaanta Siyaasadeed ee taagan xiligan,waxay ku khasbaysaa QM in ay dhagaysato Codadka usheegaya in aan Somalida layskaga dhex bixin.

    3.Fashilka Amniga ee ku habsaday DFS.

    Swan,waa Diblomaasi,waayo arag ah,xog ogaal ah oo go’aan qaadasho leh.

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    April 6, 2026

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    April 6, 2026

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    April 6, 2026
    Latest Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.