Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Taariikhda Doollo Qeybtii 1-aad (Wardheer) W/Q: Muxyadiin Mursal Erag
    Somalia

    Taariikhda Doollo Qeybtii 1-aad (Wardheer) W/Q: Muxyadiin Mursal Erag

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyJanuary 15, 2020No Comments2 Mins Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Magaalada Wardheer Waxaa Taariikh-yahannadu Ku tilmaaman inay jirto Ku dhawaad 2-bo Qarni 160-sano Bilowgeedii

    Wardheer Waa Dhulbaraha Shanta Soomali Wayn Waxay ujirtaa Magaalooyinka Muqdisho 1,100-Km Jabuuti 1,100-km Bosaaso 1,100 Fogaan Dhan Wardheer Caan Waxay ku thy Ceelal dhaadheer iyo Ciid Cas/guduudan Waxaa Suugaanta Dadka Soomaaliyed oo Ah Meesha Kaliya ee Taariikhda Qoomiyada Soomalida ay ku kaydsan thy kabuuxa soo halqabsiga Magaca Wardheer”Wadan Kala wanaagsane Wacan Ciidii Loo bogay Hareerigii Wacnaa-iyo aad wal-waal aragtide yaa Wardheer Kusoo-bara” Waa mid ka mid ah Heesaha Soomaaliyed ee Wardheer Caanka ku thy

    Ceelasha Wardheer Kuyaal Taariikh dheer ayay Qaarkood Leeyihiin sida Ceelka dheer ee CAMUUD oo Ah Ceelkiii ay Ka bilaabatay Silsiladii GUBA ee Cali dhuux aadan Bilaabay Kuna bilaabatay”Cartanay Camuud Layska qaad Ceelkii Reer Magane….” Labiile Sonkor Abeer ayaa kamid ah Ceelasha Dhaadheer biyahana macaan ee Wardheer Caanka ku thy

    Magaalada Wardheer Waa mid kamid ah Saldhigyadii adkaa ee Halgankii Sayid Maxamed Abdille Xasan waxaana Lagu tilmaamaa inay thy Meeshii 2aad ee ingiriis Ku weeraray Diyaarad Dhulka Soomaaliyeed oo ah Meel aan sidaa uga fogayn Wardheer oo Hadda ah Magaalo Cagaarwayne Ladhaho Halkaas oo leh buuro sayidku Dagsaday ciidankiisii Khayraad badana Hadda Ku Duggan yahay Sida La sheego Wardheer Waxay Dhacdaa Hadda Bariga Soomaali-Galbeed iyo Galbeedka Jamhuuriyadda Xorta ah ee Somalia

    Wardheer Xarunta Doollo Waa halkii 1Aaad ee uu ka qarxay Dagaalkii “Galaaay iyo Kabaxaay” ee 1977-kii ee dhexmaray Dadka soomaaliyed iyo Gumaysigii Abasiiniyo/mingiste Waa Goobtii 1Aaad ee Xooggii Dalka Soomaliyed ay Xoogg Kula wareegeen una Dabaal dagtay Guushii Hornimada Soomaali-Galbeed😭😭

    Nasiiib Darro Reer Wardheer Guuushaad umaysan Raagin Dabaal dagii maalinkaas iyo mashxaradiii Haweenkii Soomaliyed ee Wardheer Ilmo iyo dhiig ayaa uxigay “Kabaxaydii” Kadib Wardheer ninkiii yaqaanbaa yaqaane Waxay ku caantahay Dow’ ay kamid yihiin Dow-Balli Dow-guduud iyo Qaarkle

    Wardheer Hadda Waa Xarunta Gobolka Doollo ee Bariga Soomaali-Galbeed oo leh Xuduud-dheer Waxay Gobolkaan Ka dhacdaa/Kaga taalaa Galbeed Quman/toosan

    Wardheer Warkeeda Aragnaye Wanaageeda Hormar Waa Sidee 2-Qarni ku dhawaad Kadib?

    Lasoco Qaybta 2Aaad Taariikhda Doollo

    Qalinkii (BY MM) Muxyadiin Mursal Ereg

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    March 18, 2026

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    March 18, 2026

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    March 18, 2026
    Latest Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    Maxay ka dhigan tahay xiriir ujarida KG Ee DFS?

    Weerarada Gantaalada iyo Drons-ka Ee Iran ka imaanaya oo hoos usii dhacaya

    Faallo:-Doorka Putin ee dagaalka Galbeedka Aasiya Maraykanka/Israa’iil iyo Iran?.

    Hoos udhac weyn oo ku dhacay Maraakiibta ka gudabaya Marinka Hormos

    Faallo:-Garaacista Jasiirada Hoyga u ah Saliida Iran

    Xamaas oo kaga hor timid Iran weerarada Wadamada Khaliijka

    Difaaca Cirka Imaaraadka Carabta oo fashiliyay weeraro ka yimid Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.