Taliska Ciidamada difaaca Puntland,wuxuu amray in Hubka lagala goostay si nabad ah dib loogu soo celiyo Gacanta Dowlada.
Si gaar ah,waxay fariin ugu direen siyaasiyiinta ka danbaysa in Saraakiishaas Hubka la galaan LC.
Hadii Hubkaas lasoo celin waayo Taliska Ciidamada difaaca Puntland,wuxuu qaadayaa dhawr talaabo oo kala ah….
- In xoog lagu soo celiyo.
- In xilalka laga qaado.
- In Maxkamad Ciidan loo diro.
Waa talaabooyin loo baahnaa oo xoojinaya Dowladnimada.
