Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Taliyaha Ciidanka Booliska oo Magacaabis Sameeyay
    Somalia

    Taliyaha Ciidanka Booliska oo Magacaabis Sameeyay

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyNovember 16, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Cabdi Xasan Xijaar ayaa Magacaabay taliyeyaal Cusub.

    Taliyaha Ciidanka Booliska ayaa Taliyaha saldhiga booliiska garoonka Aadan Cadde U magacaabay Cabdifitaax Bashiir Mire Cali.

    Taliyaha akademiyada boliiska ayaa loo Magacaabay Cabdikariin Macalin.

    Taliyaha Miina Baarista boliiska ayaa sidoo kale loo Magacaabay Taliye lagu Magacaabo Asad oo ahaa ka mid ahaa Saraakiisha Ciidanka Miino baarista.

    Maalmihii lasoo dhaafay ayaa waxaa socday Isbedelo lagu sameynaayay taliska iyo Saldhigyadda Ciidanka Booliska Soomaaliyeed.


    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    March 18, 2026

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    March 18, 2026

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    March 18, 2026
    Latest Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    Maxay ka dhigan tahay xiriir ujarida KG Ee DFS?

    Weerarada Gantaalada iyo Drons-ka Ee Iran ka imaanaya oo hoos usii dhacaya

    Faallo:-Doorka Putin ee dagaalka Galbeedka Aasiya Maraykanka/Israa’iil iyo Iran?.

    Hoos udhac weyn oo ku dhacay Maraakiibta ka gudabaya Marinka Hormos

    Faallo:-Garaacista Jasiirada Hoyga u ah Saliida Iran

    Xamaas oo kaga hor timid Iran weerarada Wadamada Khaliijka

    Difaaca Cirka Imaaraadka Carabta oo fashiliyay weeraro ka yimid Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.