Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Taliyaha Ciidanka Madaxtooyadda Puntland oo is-casilay
    Somalia

    Taliyaha Ciidanka Madaxtooyadda Puntland oo is-casilay

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyMay 5, 2020No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Taliyaha Ciidanka Madaxtooyada Dowladda Puntland Gaashaanle Sare Barkhad Cabdullaahi Yuusuf ayaa goor dhoweyd shaaciyay in uu iska casilay xilkaasi.

    Qoraal kooban oo uu la wadaagay Xafiiska Madaxweynaha Puntland ayuu ku sheegau in uu iska casilay Taliyaha Ciidanka Madaxtooyada inkastoo uusan faahfaahin ka bixin arrimaha keenay iscasilaaddiisa, sida laga soo xigtay Saraakiil kamid ah Madaxtooyadda Puntland.

    Wararka ayaa sheegaya in is-casilaada G/sare Barkhad Abdillahi Yusuf ay ka dhalatay kaddib markii faragalin lagu sameeyey nidaamka shaqadiisa, isagoo marar badan ka cawday dad aan shaqo kulaheyn ciidanka oo amaro bixiya, taas oo waxba laga qaban waayay.

    G/sare Barkhad Cabdullaahi ayaa intii uu joogay xilkan hirgaliyey hanaanka Tirokoobka casriga ee ciidanka Madaxtooyada, iskuna dubariday qorshahan, taas oo sahashay in Ciidanka koofiyad casta Madaxtooyaddu ay noqdaan Ciidankii ugu horeeyay ee lacagahooda ku qaata Acounada ay ku lee yihiin Shirkadda Salaam Bank.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    March 18, 2026

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    March 18, 2026

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    March 18, 2026
    Latest Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    Maxay ka dhigan tahay xiriir ujarida KG Ee DFS?

    Weerarada Gantaalada iyo Drons-ka Ee Iran ka imaanaya oo hoos usii dhacaya

    Faallo:-Doorka Putin ee dagaalka Galbeedka Aasiya Maraykanka/Israa’iil iyo Iran?.

    Hoos udhac weyn oo ku dhacay Maraakiibta ka gudabaya Marinka Hormos

    Faallo:-Garaacista Jasiirada Hoyga u ah Saliida Iran

    Xamaas oo kaga hor timid Iran weerarada Wadamada Khaliijka

    Difaaca Cirka Imaaraadka Carabta oo fashiliyay weeraro ka yimid Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.