Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»AMISOM oo bilaabaysa guluf dagaal oo ka dhan ah Al-Shabaab ku sugan Jubbooyinka (Sawirro)
    Somalia

    AMISOM oo bilaabaysa guluf dagaal oo ka dhan ah Al-Shabaab ku sugan Jubbooyinka (Sawirro)

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyJanuary 25, 2020Updated:January 25, 2020No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Taliyaha Guud ee ciidamada howlgalka midowga Afrika ee AMISOM ayaa jimcihii gaaray gobolka Jubbada Hoose oo ay ku sugan yihiin ciidamo ka tirsan kuwa AMISOM.

    Gen. Tigabu Yilma ayaa markii uu tegay Jubbada Hoose booqday Saldhigyada ciidamada Kenya ay ku leeyihiin degmada Dhoobley ee gobolka Jubbada Hoose.

    Taliyaha ayaa halkaa kulamo kala duwan kula qaatay saraakiisha ciidamada ku sugn saldhigyada ciidamada Kenya ee qeybta ka ah AMISOM ay ku leeyihiin degmada Dhoobley.

    Kulamadaas ayaa waxaa la sheegay in intooda badan looga xaalada nabad galyo ee gobolada Jubbooyinka oo ay qeybo badan uga suganyihii ciidanka Kenya, sidoo kale waxaa la isla soo hadal qaaday sida aan wararka ku heleyno in laqaado guluf dagaal oo ka dhan ah Al-Shabaab.

    Ciidamo ka tirsan dowladda Kenya ayaa ku sugan degaano ka tirsan  maamulka Jubbaland, kuwaa oo inta badan weerarro kala kulmay dagaalamayaasha Al-shabaab, sidoo kale ciidankaan ayaa mararka qaar burburin u geysta xarumaha isgaarsiinta ee ku yaalla magaalooyinka ay uga suganyihiin dalka.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    March 18, 2026

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    March 18, 2026

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    March 18, 2026
    Latest Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    Maxay ka dhigan tahay xiriir ujarida KG Ee DFS?

    Weerarada Gantaalada iyo Drons-ka Ee Iran ka imaanaya oo hoos usii dhacaya

    Faallo:-Doorka Putin ee dagaalka Galbeedka Aasiya Maraykanka/Israa’iil iyo Iran?.

    Hoos udhac weyn oo ku dhacay Maraakiibta ka gudabaya Marinka Hormos

    Faallo:-Garaacista Jasiirada Hoyga u ah Saliida Iran

    Xamaas oo kaga hor timid Iran weerarada Wadamada Khaliijka

    Difaaca Cirka Imaaraadka Carabta oo fashiliyay weeraro ka yimid Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.