Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Taliye Muumin: Maleeshiyo ayaa haysata Xarunta Baarlamaanka Puntland+VIDEO
    Somalia

    Taliye Muumin: Maleeshiyo ayaa haysata Xarunta Baarlamaanka Puntland+VIDEO

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyNovember 6, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Taliyaha qeybta Booliska ee Gobalka Nugaal Muumin Cabdi Shire, ayaa sheegay iney Weerarkii caawa ka dhacay Xarunta Golaha Wakiilada Puntland ay ka danbeeyeen Ciidamo maleeshiyaad ah oo uu sheegay iney heystaan Xarunta Baarlamanka ee Garoowe.

    Taliye Muumin ayaa xusay iney goobta tageen saraakiisha Ciidamada Booliska & Daraawiishta, kadibna Xabadda lagu bilaabay, sida uu hadalka u dhigay.

    Waxaa uu sheegay in weerarkaas lagu dilay askari katirsan Ciidanka Booliska Dowladda Puntland, halka kuwo kalena lagu dhaawacay , Taliyaha ayaana intaas ku daray in Xarunta qeyb kamid ay weli ku jiraan Maleeshiyaad uu sheegay inaan heybtooda la garanayn.

    Si kastaba ha ahaatee, Xaalada Magaalada Garoowe ee Caasimadda Puntland ayaa haatan degan kaddib iska hor-imaad kooban oo ka dhacay Xarunta Golaha Wakiilada Puntland, kaas oo inta la xaqiijiyay sababta dhimashada Askari iyo Ganacsade goobtiisa xabadu ugu tagtay iyo Saddex dhaawac ah.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    March 18, 2026

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    March 18, 2026

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    March 18, 2026
    Latest Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    Maxay ka dhigan tahay xiriir ujarida KG Ee DFS?

    Weerarada Gantaalada iyo Drons-ka Ee Iran ka imaanaya oo hoos usii dhacaya

    Faallo:-Doorka Putin ee dagaalka Galbeedka Aasiya Maraykanka/Israa’iil iyo Iran?.

    Hoos udhac weyn oo ku dhacay Maraakiibta ka gudabaya Marinka Hormos

    Faallo:-Garaacista Jasiirada Hoyga u ah Saliida Iran

    Xamaas oo kaga hor timid Iran weerarada Wadamada Khaliijka

    Difaaca Cirka Imaaraadka Carabta oo fashiliyay weeraro ka yimid Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.