Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Taliyeyaasha Ciidamada oo booqday Xerooyin Ciidan (Sawirro)
    Somalia

    Taliyeyaasha Ciidamada oo booqday Xerooyin Ciidan (Sawirro)

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyJuly 9, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Wasiiru Dowlaha Gaashaandhiga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo Taliyaasha Ciidanka Qalabka Sida ayaa Maanta Booqdey Xeryaya Ciidamada dowladda ee ku yaalla Koonfurta Magalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug.

    Taliyaha Xoogga S/Gaas Daahir Aadan (Indha-Qarshe) ayaa Boqolaal Askari oo ka tirsan Ururka Guulwade ee Qaybta 21aad kula hadley Xarunta Bangiga ee Gaalkacyo, waxa uuna ku Amaaneyย  Ciidamadaas isku dhafka ah Shaqada wanaagsan ย ay ka qabteen Nabadgalyada Magaalada Gaalkacyo Tan iyo Markii la ย aasโ€™aasay.

    Sidoo kale Saraakiisha ayaa soo martay Xerada Ciidanka Booliska Koonfurta Gaalkacyo, Xarunta Daraawiishta, Xabsiga dhexe iyo Xarunta Ciidanka Asluubta.

    Wasiir Dowlaha Gaashaandhiga Maxamed Cali Xagaa ayaa Amaaney Qaybaha kala duwan ee Ciidanka Amniga sida ay u Guteen waajibkooda iyo Nabada ka Muuqata Magaalada Gaalkacyo oo ah mid lagu diirsadey .

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maalgelin $Trillion ah oo Sacuudigu ku maalgashanayaa Maraykanka.

    November 19, 2025

    Saxaafada caalamka oo isku soo subway Puntland

    November 19, 2025

    Warbixin ay soo saartay Jaamacadda AMERICAN UNIVERSITY oo looga hadlay guulaha Ciidamada PL

    November 19, 2025
    Latest Posts

    Maalgelin $Trillion ah oo Sacuudigu ku maalgashanayaa Maraykanka.

    Saxaafada caalamka oo isku soo subway Puntland

    Warbixin ay soo saartay Jaamacadda AMERICAN UNIVERSITY oo looga hadlay guulaha Ciidamada PL

    Faahfaahin duqaymo lala beegsaday firxadka argagixisada

    Faah-faahin dheeraad ah Miisaaniyadda sanadka 2026 Ee Puntland

    Somaliya oo codkeeda ku biirisay Qasa in la geeyo Ciidan shisheeye

    Palestinian Authority welcomes UN Security Council resolution on Gaza

    ๐—ช๐—ฎ๐—ณ๐˜๐—ถ ๐˜‚๐˜‚ ๐—ต๐—ผ๐—ด๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ถ๐—ป๐—ฎ๐˜†๐—ผ ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ถ๐—ถ๐—ฟ ๐—๐˜‚๐˜…๐—ฎ ๐—ผ๐—ผ ๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐˜† ๐——๐—ต๐—ฎa๐—ฑ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ

    Wasaarada Arimaha gudaha oo go’aan ka gaartat khilaafka Golaha Deegaanka

    Ciidamada Puntland oo qaaday hawlgal culus

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.