Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Talo ku socota Garaadada Beesha Dhulbahante Ee Laascaanood ku shiraya
    Somalia

    Talo ku socota Garaadada Beesha Dhulbahante Ee Laascaanood ku shiraya

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.January 28, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Garaadada Beesha Dhulbahante ee shiraya,waxaa la gudboon in aysan ku dhisin fadhigooda wax Maamul ah.

    Waxa Kaliya ee laga rabo,waa……

    1.In ay dhisaan Gudiga Difaaca.
    2.In ay dhisaan Gudiga Taakulada.
    3.In ay ku dhawaaqaan maalin go’an oo loo qabto Ciidamada Somaliland in ay ka guuraan Dhulka Dhulbahante.

    Soo jeedintaydaas,waxay ku fadhidaa Sadex arimood oo kala ah….

    1.In Beesha Dhulbahante isku duubnideeda hada jirta kala dhantaalmayso hadii Siyaasad loo gudbo xiligan xasaasiga ah.

    2.In Somaliland aan loo jeexin Wado ay ku bilowdo dagaal,iyadoo ka dhiganaysa msrmarsiiyo Maamul Sharcidarro ah baan la diriraynaa.

    3.In uusan lumin furaha xoraynta oo hada ah Beel kacdoon samaysay oo Dhulkeeda utashanaysa,taasoo Somali iyo Shisheeyaba ka gadantay.

    Waxaa la joogaa markii ay talin lahaayeen haldoorka Dhulbahante.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.