Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Talyaha Ciidamada Itoobiya oo qiray awooda Ciidan Ee TPLF
    This image made from undated video released by the state-owned Ethiopian News Agency on Monday, Nov. 16, 2020 shows Ethiopian military in an armored personnel carrier, on a road in an area near the border of the Tigray and Amhara regions of Ethiopia. Ethiopia's prime minister Abiy Ahmed said in a social media post on Tuesday, Nov. 17, 2020 that "the final and crucial" military operation will launch in the coming days against the government of the country's rebellious northern Tigray region. (Ethiopian News Agency via AP)
    Somalia

    Talyaha Ciidamada Itoobiya oo qiray awooda Ciidan Ee TPLF

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.September 29, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Talyaha Ciidamada Itoobiya,ayaa sheegay in uu fashilmay qorshihii Hub ka dhigista Ciidamada Tigreega Dhaqaale la’aan darteed.

    “Dowlada Itoobiya ma awoodo in ay Hub ka dhigis ku samayso TPLF dhaqaale Dari awgeed oo dib,ayuu udhacay Dhaqaalihii laga sugayay BC”Ayuu yiri.

    Isagoo hadalkiisa sii wata,ayuu yiri”TPLF,waa Cudud xoogan oo ku hubaysan noocyada Hubka culus iyo midka fudud oo gaaraya 75000-100.000 oo Askari”Ayuu yiri Talyaha Ciidamada Itoobiya.

    Hadalkan,waxa uu ka danbeeyay markii TPLF ay markale awooda Maamul ee Deegaanka Tigreega ay si dadban ula wareegtay,iyadoo garabka Siyaasada ee Xisbiga loo doortay hogaamiyaha Rugcadaaga ah ee ay aadka ujecel yihiin Shacabka Tigreega ee Debreshon.

    TPLF,waxay banaanka dhigtay Ninka hada haya Maamulka KMG ah ee Tigreega Reda oo lagu tuhmayo in uu xiriir dhow la yeeshay Abiy.

    Sida muuqata hadalka Talyaha,ayaa micnihiisu yahay “Awood aan uga hortagno TPLF mahayno”.

    Sidoo kale Talyaha Ciidamada Itoobiya,waxa uu sheegay in Dowlada Itoobiya Dhaqaale ahaan aysan isku filnayn oo aysan ka maarmin QM.

     

    Halkan ka daawo muuqaalka

    https://www.idilnews.com/wp-content/uploads/2024/09/MP9kVfr4Om29LA6W.mp4

     

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    April 6, 2026

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    April 6, 2026

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    April 6, 2026
    Latest Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.