Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Talyaha Ciidamada Itoobiya oo weerar Afka ah ku qaaday Somaliya
    Somalia

    Talyaha Ciidamada Itoobiya oo weerar Afka ah ku qaaday Somaliya

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.March 10, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Talyaha Ciidanka difaaca Itoobiya Feild Marshal Birhanu Jula oo wareysi soconayey 2-Saacadood iyo dheeraad siiyey warbaahinta dalkiisa,ayaa sheegay in aysan Dowladda Somaliya fadhiyin oo ku nagaan karin caasimada Muqdisho, haddii ay ciidamada Itoobiya ka baxaan gudaha Soomaaliya.

    “Hadii aysan joogin Ciidamada Itoobiya gudaha Somaliya Dowlada Villa Somaliya fadhida way fashilmi lahayd,haatana 60% anagaa Maamulna Somaliya”Ayuu yiri Talyaha Ciidamada Itoobiya.

    General Birhanu Jula said Ethiopia controls 60% of Somalia territory without Ethiopia Military Mogadishu government will fall apart. pic.twitter.com/tMZqT1it1c

    — Jibril Qoobey (@jibril_qoobey) March 9, 2024

    Birhanu,ayaa ku dhaliilay DFS Labo Wajiilayn, marna amaanaysa dhankooda marna maagaysa, taas oo uu sheegay in aysan sax aheyn oo ay dafiicnimo tahay.

    Sidoo kale Talyaha Ciidamada Itoobiya Birhanu Jula,ayaa ku eedeeyay Dowladaha Masar iyo Sudan in ay hubeeyaan Jamhada ka dagaalama Gobolka Benishanguul oo uu ku yaal Biyo xireenka GERD.

    Siyaasad ahaan Taliye Ciidan waraysi noocaas ah mabixiyo,waxayna ku tusaysaa Itoobiya in ay ku dhisan tahay awood qaybsi Qowmiyadeed iyo hogaamin kali talisnimo.

    Itoobiya hadba kooxdii meesha qabsata,ayaa cid ay rabto cadow ku sheegta tay rabtana Sxb ka dhigata,iyadoo masaalixda shaqsi ee hogaamiyaha markaas Talada haya lagu shaqeeyo,Wasiir,Talye ilaa Askari.

    Dowladnimada Somaliya macno ma yeelanayso ilaa Ciidamada Shisheeyo Wadanka laga saaro oo la dhiso Ciidan Qaran.

    Balse nasiibdarada jirta,ayaa ah in MW Xasan aragtidiisa Dowladeed ay ka hoosayso fahanka heerkaas gaarsiisan.

     

    Talyaha Ciidamada Itoobiya Birhanu Jula,ayaa ku eedeeyay Dowladaha Masar iyo Sudan in ay hubeeyaan Jamhada ka dagaalama Gobolka Benishanguul oo muhiimad gaar ah ay usamaysay Biyo xireenka GERD.

    JQ. pic.twitter.com/jUY8tX913t

    — Jibril Qoobey (@jibril_qoobey) March 9, 2024

     

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.