Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Talyaha Ciidamada milatariga Fadaraalka oo beeniyay in uu is casilay
    Somalia

    Talyaha Ciidamada milatariga Fadaraalka oo beeniyay in uu is casilay

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyMarch 12, 2017No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Taliyaha ciidanka XDS S/Gaas Maxamed Aadan Axmed ayaa beeniyay oo waxba kama jiraan ku tilmaamay warar lagu faafiyay warbaahinta qaar oo lagu sheegay in uu iska casilay shaqada uu u hayo Qaranka.

     S/Gaas Maxaed Aadan Axmed taliyaha ciidanka XDS ayaa Radio Muqdisho u sheegay in wararkaasi ay yihiin been aan sal raad laheyn, isagoo tilmaamay in warkaasi ay faafiyeen shaqsiyaad dano gaar ah leh, kana soo horjeeda hore u socoshada howlaha ciidanka XDS.

    Taliyaha ayaa intaasi ku daray in lala xisaabtami doono kuwa faafinaya dacaayadda raqiiska ah ee liddiga ku ah madaxda Qaranka Soomaaliyeed,. isagoo hoosta ka xariiqay in uu sharciga la tiigsandoono kooxahaasi ka been abuuray sida uu yiri.

    Sidoo kale taliyaha ayaa carrabka ku adkeeyay in uu sii wadi doono shaqadiisa, islamarkaana uusan warkaasi beenta ah ka horjoogsandoonin gudashada waajibaadka Qaran..

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.