Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Talyihii Ciidamada Haramcad oo ku dhaawacmay weerarka Hotel SYL
    Somalia

    Talyihii Ciidamada Haramcad oo ku dhaawacmay weerarka Hotel SYL

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.March 14, 2024Updated:March 14, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Taliyaha Ciidanka Haramcad ee Turkiga tababaray Gaashaanle Cabdixamiid Cabdullaahi Fanax,ayaa ku dhaawacmay weerarkii ay Al-shabaab ku qaadeen Hotelka SYL ee ku dhow Madaxtooyada Soomaaliya.

    Sidoo kale Xildhibaano iyo Saraakiil  kale,ayaa wararku sheegayaan in ay ku dhaawacmeen weerarka.

    Si gaar ah Xildhibaan Xoosh oo ka mid ah kuwa PL ku matala Baarlamaanka Fadaraalka,ayay Shabaab sheegteen in ay ku dileen weerarka,mase jirto cid madax banaan oo xaqiijisay sheegashadooda.

    Weli xaalada Hotelka Gacanta laguma dhigin,waxaana socota Xabad.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.