Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»TikTok oo ugu danbayn Maraykanka laga mamnuucayo
    Somalia

    TikTok oo ugu danbayn Maraykanka laga mamnuucayo

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.January 18, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Xilli ay soo dhawdahay waqtigii Maraykanka laga joojin lahaa TikTok, dadkii isticmaali jirey ee reer Mareykan ayaa u wareegaya barnaamijka Shiinaha ee RedNote, taas oo sare u qaadday in uu noqdo app-ka ugu badan ee lagala soo degay barta lagala dego barnaamijyada taleefanka Iphone ee App Store tan iyo Isniintii.

    Muxuu yahay RedNote?

    RedNote oo sidoo kale loo yaqaan magaca Shiinaha Xiaohongshu (Buug Caska Yar), waa barnaamij isku dhafan oo u dhexeeya TikTok iyo Instagram, una badan dad dhalinyaro ah oo ku nool Shiinaha, Taiwan, iyo gobollada ku hadla luuqadda Mandarin.

    Waxa ay haystaan 300-Milyan oo isticmaale bishii ah,kuwaas oo badiya ku baahiiya talooyinka nolosha ku saabsan sida moodada cusub ee faashiyoonka iyo xidhiidhada jacaylka.

    Sharcigii la meel mariyay bishii Abriil ee Sanadkii hore,ayaa dhigaya in ByteDance ay iibiso qaybteeda Mareykanka ee TikTok, kana iibiso shirkad dhexdhexaad ah si looga fogaado in barnaamijka si buuxda loo mamnuuco.

    Xigasho:-BBC

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.