Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Trump oo ay ubadan tahay in uu noqdo MW 47-Asd Ee Maraykanka
    Somalia

    Trump oo ay ubadan tahay in uu noqdo MW 47-Asd Ee Maraykanka

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.November 6, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Trump,waa la saadaalinayay in uu ka guulaysanayo Haris,Laba Qodob dartood…..

    1.Maraykanka oo aysan dhaqan u ahayn udoorashada Kursiga ugu sareeya Gabar oo horayba,waxa uu uga adkaaday Hillary.

    2.Haris oo Madow ah oo ay adag tahay in ay hesho fursadii la yaabka lahayd ee Obama.

    Trump,waa uga mudnaa marka la barbar dhigo Haris hogaaminta Maraykanka Qodobadan awgood…..

    B.Dhaqaalaha,waa Nin uga fiican Haris oo kobcin kara si deg-deg ah.

    T.Soo galootiga xad dhaafka ah,waa Nin Xakamayn kara oo waa kii dhisay Darbiga,waana uga sareeya Haris.

    J.Dibada oo ah saamaynta Maraykanka ee Siyaadada,Dhaqaalaha iyo Milleteriga,waa Nin wax ka badali kara oo joojin kara dagaalka Ukrain,Kuuriyada Waqooyi iyo Bariga Dhexe oo Haris iyo Xisbigeedu ay ku fashilmeen.

    70-Milyan oo Cadaan ah,ayaa daacad u ah Trump,kuwaasoo ku doortay Qodobo cad cad oo iyaga dan u ah.

    Wuxuu sii xoojin doonaa Maraykanka Dadka Cad,isagoo gufayn doona dul duleelada ay ka wal wal qabaan xilligan iyo mustaqbalka.

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.