Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Madaxweynihii hore Ee Maraykanka Trump oo ka hadlay weerarkii lagu qaaday
    Somalia

    Madaxweynihii hore Ee Maraykanka Trump oo ka hadlay weerarkii lagu qaaday

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.July 14, 2024Updated:July 14, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Sida ay sheegta hay’adda sirdoonka ee FBI-da, Ninka looga shakinsan yahay in uu toogtay madaxweyne hore Donald Trump,ayaa lagu magacaabaa Thomas Matthew Crooks.

    Waxay sheegeen in uu yahay Labaatan jir ka soo jeeda magaalada Bethel Park, ee Pennsylvania, sida ay ku xuseen warka ay soo saareen.

    FBI-da,ayaa waxay sheegtay in arrinkaan ay ula macaamilayaan sida kiis isku day shirqool dil.

    War uu ku soo daabacay Trump Bogga uu ku leeyahay shabakadiisa Truth, waxa uu sheegay in baalooto ay daloolisay Xubinta sare ee dhagtiisa midig. Mar sii horaysayna Afhayeenkiisa,ayaa sheegay in xaalkiisa lagu dabiibayo isbitaal maxalli ah.

     

    Halkan ka daawo muuqaalka

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.