Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Trump oo markale ilhaameeyay Xasan Shiikh
    Somalia

    Trump oo markale ilhaameeyay Xasan Shiikh

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.September 26, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    “Ilhaan Maskaxdeedu,waa hoosaysaa oo maba aamini kartid in ay tahay Qof Kongarees ah,waxaana la kulmay Madaxa Somaliya,waxaan usoo jeediyay in uu la tago,wuxuuse iisheegay isaguna in uusan rabin”Ayuu yiri Trump.

    Si jees jees ah oo yasmo ah,ayay hadaladu uga soo baxeen umana dan lahayn si toos ah in uu uga hadlo kulan dhexmaray isaga iyo Xasan ee waxaa lasii maray hadal weerar shaqsi ah oo uu uwaday Kongarees kale,waxaana ka muuqday hadalkiisa…..

    1.Somalida oo uusan waxba u arkin.

    2.Maqaamka Madaxweynaha Qaramada midoobey aqoonsan tahay ee Somaliya oo si ka baxsan akhlaaqda Diblomaasi uu hoos ugu dhigay.

    3.Ilhaan oo uu ku tilmaamay Qof aan gaarsiisnayn in ay Maraykanka ku noolaato,iskaba daayee in ay ahaato Xubin Kongarees ah.

    Hadalka Trump xigmada ku dhex jirta ee laga dheehan karo,waa……

    B.Halka uu yaalo qiimaha Qofka Somaliga ah darajo walba uu ku fadhiyo.

    Trump,waa Nin aan waxba qarin laguna yaqaan in uu Qofka Wajiga ka saaro xaqiiqda oo ka gudba xayndaabka asluubaha Dowladeed iyp mida caadiga ah ee loo wada hadlo,waxaana ka gabada la kulankiisa Madax badan.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.