“Uma baahnin taageeradiina markaan guulaysanay,waan isku kiin halaynay oo waxaad noo ahaydeen garab weyn balse,waa naga harteen mana iloobi doono”.Ayuu yiri Trump.

Jawaabta Trump ee Uk ku socita,waxay xigmadeedu kusoo ururaysaa intaas,waana dharbaaxo ku dhacday Rw Uk.
Maraykanku,wuxuu filayay in UK aysan uga harayn hawlgalka ka dhanka Wadaada Iran oo ay shuruud la’aan kusoo biirayso.
UK,waxay kusoo biirtay hawlgalka ugu danbayn oo waxay usoo dirtay Laba Markab oo diyaaradaha Xambaara,inkastoo Trump iska diiday.
