Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Trump oo weerar Afka ah ku qaaday Ilhaan iyo sinjiga Somaliga
    Somalia

    Trump oo weerar Afka ah ku qaaday Ilhaan iyo sinjiga Somaliga

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.September 19, 2025Updated:September 19, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Donald Trump,ayaa sheegay in Soomaaliya ay la daalaa dhacayso dhibaatooyin badan oo ay ka mid yihiin…

    1.Dowlad-dhexe maleh.

    2.Gaajo.

    3.Fakhri.

    4.Argagixiso.

    5.Burcad-badeed.

    6.Dagaal sokeeye.

    7.Musuqmaasuq.

    Trump,wuxuu tilmaamay in 70% bulshada Soomaaliyeed ay ku nool yihiin macaluul.

    Sidoo kale, Madaxwayne Trump wuxuu ka hadlay Ilhaan Cumar, isagoo su’aal geliyay sida ay u maamuli lahayd dalka.

    Trump,ayaa hadaladiisa ku muujiyay walaac ku saabsan mustaqbalka Soomaaliya iyo sida siyaasadda gudaha iyo dibadda ay u saameynayaan shacabka

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.