Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Faallo:-Turkiga oo fashil ka raacay dhexdhexaadintii Somaliya iyo Itoobiya
    Somalia

    Faallo:-Turkiga oo fashil ka raacay dhexdhexaadintii Somaliya iyo Itoobiya

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.August 13, 2024Updated:August 14, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Yay dani ugu jirtaa kala kaca Kulankan?

    Isfahan waaga Xamar iyo Adis,waxay fursad Dahabiya utahay Hargaysa.

    Sidoo kale Ingiriiska,Midowga Yurub iyo Imaaraadka,waxay utahay fursad ay Turkiga ku fashilin karaan.

    Yaa ku hungoobay kulankan?

    Marka laga tusaalo qaato Sadex arimood oo kala ah….

    1.Tagidii W.Arimaha Dibada Turkiga ee Adis iyo hadalkii uu sii daayay.

    2.Xiriirkii la shaaciyay ee Erdogan uu la sameeyay Abiy ee loo hanwaynaa.

    3.Soo hormarintii kulankii Sep loo balansanaa.

    Calamaadahaas,waxay muujinayeen in Turkidu soo karkariyeen wax macno leh.

    Si kastaba ha ahaatee,waxaa goobta ka cadaatay in Turkidu aysan ucuslayn sida Somalidu moodayso.

    Yaa isbadbaadiyay?

    Xasan Sh.waa ka dabaashay arinkan oo ku noqon lahaa Virus Siyaasadeed Dhulka geliya.

    Mucaaradka Dowladiisa ee xooga badan iyo fashilka ka haysta gudaha haday uraaci lahayd dabacsanaan uu umuujiyo Itoobiyaanka Card danbe oo Siyaasadeed uma harsanaadeen.

    Inkastoo ay adag tahay in uu la loolamo Itoobiya oo ay dhabarka ka joogaan UK,Imaaraad iyo Midowga Yurub oo diidan galaangalka Xasan siiyay Turkiga ee Badda iyo Shidaalka Somaliya hadana Magac xumo kama raacin Xasan arinkan sida Musuqa iyo Eexda.

    Su’aasha Maanta?

    Midnimada Somaliya maku sii xakamaynmaysaa xurmaynta xeerarka caalamiga ah?

     

    Halkan ka daawo muuqaalka

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.