Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Turkiga oo iska fogeeyay eedeemo kaga yimid dowladda Mareyknaka
    Somalia

    Turkiga oo iska fogeeyay eedeemo kaga yimid dowladda Mareyknaka

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyOctober 30, 2019Updated:October 30, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Dowladda Turkiga ayaa iska diiday aqbalaada eedeemo kaga yimid Aqalka Wakiilada ee dowladda Mareykanka oo Turkiga ku eedeeyay xasuuq loogaystay dadka reer Armenia boqol sano kahor.

    Aqalka ayaa meel mariyay qaraarkan lagu cambaareenayo Turkiga, iyagoona shegay in xasuuqaasi ay gaysteen boqortooyadii Cusmaaniyiinta horaantii qarnigii labaatan meeyadii. 

    Turkiga ayaa ku doodaya in dadka reer Armenia ee ku dhinteen dagaalkii kowaad ee dunida, iyadoona dhimashada dadkaasi lagaarsiiyo boqolaal kun oo ruux.

    Wasiirka Arimaha Dibadda Turkiga Mevlut Cavusoglu ayaana dhaliilay qaraarka lagu cambaaray’yay dowladiisa, isagoona sheegay inay u yeereen safiirka Mareykanka ee Ankara sababo la xiriira qaraar uu meel-mariyey Aqalka Wakiilada Mareykanka oo si rasmi ah u aqoonsaday “xasuuqii Armenia”.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    March 18, 2026

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    March 18, 2026

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    March 18, 2026
    Latest Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    Maxay ka dhigan tahay xiriir ujarida KG Ee DFS?

    Weerarada Gantaalada iyo Drons-ka Ee Iran ka imaanaya oo hoos usii dhacaya

    Faallo:-Doorka Putin ee dagaalka Galbeedka Aasiya Maraykanka/Israa’iil iyo Iran?.

    Hoos udhac weyn oo ku dhacay Maraakiibta ka gudabaya Marinka Hormos

    Faallo:-Garaacista Jasiirada Hoyga u ah Saliida Iran

    Xamaas oo kaga hor timid Iran weerarada Wadamada Khaliijka

    Difaaca Cirka Imaaraadka Carabta oo fashiliyay weeraro ka yimid Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.