Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Turkiga oo ku xadgudbay Midnimada Qaran Ee Somaliya
    Somalia

    Turkiga oo ku xadgudbay Midnimada Qaran Ee Somaliya

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.December 15, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Majirto,wax la yiraahdo Ergay ama Safiir Somaliya iyo SL ee waxaa jira Ergay uqaabilsan Turkiga dhexdhexaadinta DFS iyo Maamulka SL…

    (Somalia Federal Government and Somaliland Administration).

    Hadalkan,waa xadgudub cad oo Turkigu ku xadgudbay Midnimada iyo Qaranimada Wadanka.

    Wasiirka Arimaha Dibada Axmed Fiqi oo maalmahan ku mashquulsanaa Colaadii Raaskanbooni,ayay tahay in uu Shaqadiisa qabsado oo ka falceliyo xadgudubka Diblomaasiga Turkiga.

    Turkigu,waa mid ka mid Dowladaha sida weyn Dulaalka uga ah Somaliya.

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.