Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Turkiga oo Somaliya ka dhisanaya Saldhig Dayax Gacmeed
    Somalia

    Turkiga oo Somaliya ka dhisanaya Saldhig Dayax Gacmeed

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.December 19, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Turkiga,waxa uu ka dhisanayaa Somaliya Xarun Hawada sare ah oo lagu tijaabiyo Gantaalada lagana diro Dayax Gacmeedyada.

    Warkan,waxaa xaqiijiyay Madaxweynaha Turkiga Erdogan.

    Somaliya,waa mid ka mid ah Sadexda Goobood ee ku wanaagsan Xarumaha laga diro Dayax Gacmeedyada Caalamka oo idil.

    Labada kale,ayaa kala ah…

    1.Florida Maraykanka
    2.Kazakhstan .

    Heshiiska Turkigu uga dhisanayo Somaliya Xaruntan,ayaa wayb ka ahaa heshiiskii Bada.

    Horraantii Sanadkan, Turkigu wuxuu u diray Cirbixiyeenkiisii ​​ugu horeeyay, Alper Gezeravcı,Saldhigga Hawada sare ee caalamiga ah,waxayna ahayd tijaabo muhiim u ah barnaamijka Hawada sare ee Turkiga.

    Sidoo kale Turkigu,waxa uu Saldhigan uga faa’idayn doonaa oo hadaba la sheegayaa in uu Maraykanka wakiil uga yahay hirgelinta Xaruntan.

    Dhaliisha Gudaha Turkiga ee Mashruucan kor hoganaysa,ayaa ah dhaqaalaha ku baxaya oo Dadka dhaliilsan ay ku doodayaan in ay jiraan arimo kale oo ka mudan.

    Dhaqaala xumada ka taagan Wadankaas,ayaa ah waxa ugu horeeya ee la tilmaamayo.

    Turkiga,waxaa haysta Sicir barar xuduud dhaaf ah iyo hoos udhac weyn oo ku socda Lacagta Wadankaas.

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    April 6, 2026

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    April 6, 2026

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    April 6, 2026
    Latest Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.