Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Turkiga”Heshiiska aan la galnay Somaliya ma’ahan mid Milleteri oo Itoobiya ka dhan ah”
    Somalia

    Turkiga”Heshiiska aan la galnay Somaliya ma’ahan mid Milleteri oo Itoobiya ka dhan ah”

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.February 24, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Turkigu,wuxuu si cad usheegay in heshiiska uu la galay DFS uusan wax saamayn ah ku yeelanayn khilaafka dhexyaala Itoobiya.

    “Labada Wadan,waxaan la leenahay xiriir wanaagsan,sidaan horay uga caawinay Dowlada Itoobiya xaaladii amaan ee Gobolka Tigraay,ayaan si la mid ah,waxaan Dowlada Somaliya ka caawinaynay mudo dheer la dagaallanka argagixisada,heshiiskayaguna mahan talaabo Milleteri oo ka dhan ah Itoobiya”.

    “Waxaan leenahay Itoobiya waxa ay rabto haku raadsato xal Diblomaasi,isla markaana waa in Somaliya,SL iyo Itoobiya ay wada fariistaan oo ay isfaaana oo wax ku heshiiyaan,sidii dhacday 2007 kulankii Ankara ee dhexdhexaadinta Somaliya iyo SL”

    Waxaa mudnaan leh in Turkigu si cad ugu dhawaaqayo Somaliya iyo Somaliland.

    Hadalkan,waxa uu meesha ka saarayaa sheegashadii DFS ee ahayd Turki,ayaa naga difaacaya damaca Itoobiya ee Baddeena.

     

    Halkan ka daawo muuqaalka

    https://twitter.com/jibril_qoobey/status/1761182830321688591?t=wQ6TGzPXJbugZPzOtLH2fw&s=19

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.