Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Ugu danbayn Aqalka Wakiilada Maraykanka oo Afhayeen yeeshay
    Somalia

    Ugu danbayn Aqalka Wakiilada Maraykanka oo Afhayeen yeeshay

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.January 8, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Ka dib 15 wareeg Codbixin ah oo socotay Shan maalmood,ayaa ugu danbayn Ninka laga soo doorto California Kevin McCarthy loo doortsy Afhayeenka Aqalka Wakiilada Maraykanka.

    Doorashadan,ayaa ku timid tanaasulaad loo sameeyay Jamhuuriyiinta garabka Midig.

    Madaxweynaha Maraykanka Joe Biden,ayaa soo saaray bayaan uu ugu hambalyeynayo McCarthy, wuxuuna yiri..

    “Waxaan diyaar u ahay inaan la shaqeeyo Jamhuuriga,iyagana waxaan filayaa in ay diyaar u yihiin in ay ila shaqeeyaan”.

    Republican Kevin McCarthy was elected speaker of the House after making extensive concessions to a group of right-wing hardliners. Some critics warn that even with the victory, he may not be able to control his fractious caucus https://t.co/CP1f1NJG0X pic.twitter.com/Hn6MbtXKsQ

    — Reuters (@Reuters) January 7, 2023
    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    March 18, 2026

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    March 18, 2026

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    March 18, 2026
    Latest Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    Maxay ka dhigan tahay xiriir ujarida KG Ee DFS?

    Weerarada Gantaalada iyo Drons-ka Ee Iran ka imaanaya oo hoos usii dhacaya

    Faallo:-Doorka Putin ee dagaalka Galbeedka Aasiya Maraykanka/Israa’iil iyo Iran?.

    Hoos udhac weyn oo ku dhacay Maraakiibta ka gudabaya Marinka Hormos

    Faallo:-Garaacista Jasiirada Hoyga u ah Saliida Iran

    Xamaas oo kaga hor timid Iran weerarada Wadamada Khaliijka

    Difaaca Cirka Imaaraadka Carabta oo fashiliyay weeraro ka yimid Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.