Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Ugu danbayn Putin oo gaaray Byongyang
    Somalia

    Ugu danbayn Putin oo gaaray Byongyang

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.June 18, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Madaxweynaha Ruushka Putin,ayaa gaaray Caasimada Waqooyiga Kuuriya ee Byongyang.

    Soo dhaweyn aad usaraysa,ayaa loogu sameeyay Garoonka Diyaaradaha,waxaana soo dhaweeyay Madaxweynaha Waqooyiga Kuuriya King Jom Uun.

    Booqashadan oo xasaasiyad gaar ah lahayd,ayaa Isha lagu hayay,iyadoo Putin ay saaran tahay amar ah in lasoo xiro oo ay soo saartay Maxkamada Danbiyada dagaalka ee caalamiga ah.

    Labadan hogaamiye ee go’doonka ka ah caalamka,ayaa isuxulufaysanaya reer Galbeedka oo Labadoodaba u ah Cadowga koobaad,Balse wax badan iskuma saa’idin karaan.

    Putin,wuxuu isku dayayaa in uusan go’doon ahayn in uu muujiyo.

     

    Halkan ka daawo muuqaalka

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.