Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Ugu danbayn Xabad joojin Maraykanku amray,ayay Israa’iil iyo Iran wada qaateen
    Somalia

    Ugu danbayn Xabad joojin Maraykanku amray,ayay Israa’iil iyo Iran wada qaateen

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.June 24, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Iran ma yeelan karto Hubka Niyukleerka,waase loo ogol yahay in ay noolaato,waa xigmada hadalka Mw Trump.

    Ma’ahan hadal oo kaliya ee waa Siyaasada R.Galbeedka oo dhigaysa qiimo kasta oo ay ku kacayso,waa in laga hortagaa Iran in ay yeelato Hubka Niyukleerka.

    Dagaalkii Israa’iil iyo Iran Natiijadiisu,waxay noqotay….

    Maraykanka?

    1. In Xasiloonida caalamka ay ku jirto Gacmaha Maraykanka.
    2. In Maraykanka qanciyay isbahaysigiisa Carabta Sunniga ah oo ubaqdingeliyay Iran.
    3. In Iran hankeeda samaysashada Hubka Niyukleerka ah gadaal loo riixay.
    4. Amaanka Israa’iil oo la xaqiijiyay.

    IRAN?

    B. Waxay muujisay in ay si awood leh isku difaaci karto.

    T. Waxay muujisay khasaaraha kaligeed in aysan dhadhaminayn.

    Israa’iil?

    B. Netanyahu qorshihiisii ahaa dagaalku in uu balaarto uma hirgelin.

    T. In taariikhdiisa ay gasho burburinta Iran uma suuroobin.

    J. Fududaysigiisii Iran oo ay wax uga soo laabteen.

    Ugu danbayn Xabad joojin Maraykanku amray,ayay Labada Wadan qaateen.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    April 6, 2026

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    April 6, 2026

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    April 6, 2026
    Latest Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.