Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Uhuru Kenyatta: Tirada Dadka kunool Kenya waa 47.6 Milyan oo Qof (VIDEO)
    Somalia

    Uhuru Kenyatta: Tirada Dadka kunool Kenya waa 47.6 Milyan oo Qof (VIDEO)

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyNovember 4, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta ayaa Maanta oo Isniin ah waxaa uu ku dhawaaqay natiijada kasoo baxday tirakoobkii laga sameeyey dalkaas.

    Uhuru ayaa sheegay in tirada Guud ee dadka ku nool Kenya ay yihiin 47.6 milyan ,halka sanadkii 2009 ilaa 2019 ay dadka kasoo biiray Shacabka Kenya ay gaarayaan 9 milyan oo qof.

    Sidoo kale, Tirada raga ku nool Kenya ayuu ku sheegay 23.6 milyan halka haweenkana ay yihiin 24 milyan,waxaana tani ay ka dhigan tahay in Ragga & Dumarka ay haweenka ku badan yihiin Kenya.

    Ugu dambeyn, Gobolka Soomaalida ayaa tirada dadka kunool lagu sheegay 2,490,073 ( laba milyan afar boqol iyo sagaashan kun iyo todobaatan iyo sedex qof ).

    Magaalooyinka tirakoobka laga sameeyey gaar ahaan kuwa oo ay Soomaalida degan yihiin ayaa waxaa ay kala yihiin tirada dadka ku nool, Mandera 867, 457 qof, Garissa 841,353 qof iyo Wajeer 781,263 qof.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    March 18, 2026

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    March 18, 2026

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    March 18, 2026
    Latest Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    Maxay ka dhigan tahay xiriir ujarida KG Ee DFS?

    Weerarada Gantaalada iyo Drons-ka Ee Iran ka imaanaya oo hoos usii dhacaya

    Faallo:-Doorka Putin ee dagaalka Galbeedka Aasiya Maraykanka/Israa’iil iyo Iran?.

    Hoos udhac weyn oo ku dhacay Maraakiibta ka gudabaya Marinka Hormos

    Faallo:-Garaacista Jasiirada Hoyga u ah Saliida Iran

    Xamaas oo kaga hor timid Iran weerarada Wadamada Khaliijka

    Difaaca Cirka Imaaraadka Carabta oo fashiliyay weeraro ka yimid Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.