Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Uk oo ka cafisay Somaliya daymihii ay ku lahayd
    Somalia

    Uk oo ka cafisay Somaliya daymihii ay ku lahayd

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.April 11, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Dowladda Ingiriiska,ayaa waxay Somaliya si buuxda uga cafisay deymihii,iyadoo la dhammaystiray hindisaha Dalalka Saboolka looga cafinayo daymaha ee HIPC.

    Tillabadan oo looga golleeyahay in uu Somaliya ka caawiyo galaangalka ay u yeelaneyso haya’adaha maaliyadda dunida,si ay u soo jiidato maalgashi caalami ah oo ka qaybqaata kobaca dhaqaalaha, iyo dhismaha Somaliya ammaan iyo xasilloon.

    Ku-xigeenka Safiirka UKSam Thomas,ayaa arrintan shaaca ka qaaday ka dib kulan uu Muqdisho kula yeeshayWasiirka Maaliyadda Soomaaliya, Biixi Iimaan Cige.

    “Maanta waxaan u xaqiijiyey Wsiirka Maaliyadda Biixiin, UK cafisey 100% qantii ay ku lahayd Soomaaliya”Ayaa lagu yiri qoraal kooban oo Danjire Thomas soo saaray.

     

    We’ve cancelled 100% of Somalia’s historic debt through completion of the HIPC Initiative to help:

    ✔️ Attract investment
    ✔️ Grow the economy
    ✔️ Build a secure and stable Somalia #GoFarGoTogether pic.twitter.com/ggbEsFskgi

    — UK in Somalia🇬🇧🇸🇴 (@UKinSomalia) April 9, 2024

    Wasiirka Maaliyadda Somaliya Biixi Imaan Cige,ayaa isna dhankiisa soo dhaweeyay go’aanka UK.

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.