Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Ukaraine oo duqeysay Markab Shidaal oo uu Ruushku leeyahay
    Somalia

    Ukaraine oo duqeysay Markab Shidaal oo uu Ruushku leeyahay

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.August 5, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Markab laga leeyahay dalka Ruushka oo shidaal siday,ayaa waxaa duqeeyey oo naafeeyey diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee Ukraine.

    Markabka,ayaa lagu dhuftay marinka Kerch ee u dhexeeya Ruushka iyo Jasiiradda Crimea ee la haysto.

    Waxay keentay in muddo kooban la hakiyo isu socodka waddada iyo buundada tareenka ee Marinka.

    Booyada, SIG, waxaa soo gaaray burbur xaddidan laakiin waxay lumisay awoodda matoorka iyadoo aysan wax shidaal ah daadan.

    Dhowr xubnood oo ka mid ahaa kow iyo tobankii shaqaalaha markabka ayaa la sheegay inay ku dhaawacmeen muraayado jabay.

    Labo doomood,ayaa goobta soo gaaray si ay u caawiyaan.

    Weerarkan,ayaa ah kii ugu horeeyey ee lagu qaado Markab Ganacsi tan iyo markii Moscow ay ka baxday heshiis lagu ilaalinayey Maraakiibta rayidka ah ee mara Badda Madow.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.