Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Ukrain oo isticmaashay naqshadii weerarkii 9/11
    Somalia

    Ukrain oo isticmaashay naqshadii weerarkii 9/11

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.December 21, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Ukrain,waxay dagaalkeedii gaarsiisay Wadnaha Ruushka,iyadoo ka fulisay weeraro 1000-km gudaha Ruushka.

    Weerar ay u adeegsatay 8-Dron ayay ku qaaday Ruushka,waxayna bar tilmaameedsatay Guryo Maamulka ah,Guryo Deegaan iyo Guryo Ganacsi.

    Sida ay weerarkan yqaaday,ayaa u ah sidii loo fuliyay weerarkii argagixisada ee 9/11 Maraykanka.

    8-Drone ee weerarka gaystay Lix ka mid,ayaa ku dhacay Guryo Shacab degan yahay.

    Maalmo ka hor,waxaa duleedka Moscow Qarax lagu dilay Sarkaal Sare oo muhiim u ahaa Ruushka,taasoo xogaha soo vaxayaa ay sheegayaan in sirdoonka Ukrain.

    Weeraradan iyo Dilka Jeneraalka sare ee Ruushiyaanka ah ee ka dhacaya gudaha Ruushka,waxay muujinayaan awooda Ukrain iyo Suda dagaalku ugaari karo Guri walba.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.