Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»UNHCR oo sheegtay inay iyadu soo dirtay Gargaarka Qardho
    Somalia

    UNHCR oo sheegtay inay iyadu soo dirtay Gargaarka Qardho

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyMay 2, 2020No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Hey’adda UNHCR ayaa sheegtay in Gargaarkii shalay Puntland soo gaadhay ay iyadu bixisay balse safarka iyo mas’uuliyadda howsha ay qaadatay dowladda Soomaaliya, sidaas waxa sheegay, Wakiilka Hey’adda ee Soomaaliya, Johann Siffointe oo yidhi:

    “UNHCR waxay ku faraxsantahay inay taageerto dedaallada dowladda dhexe iyo maamulka Puntland si looga jawaabo xaaladda deg deg ah ee fatahaadda Qardho. Markii la qoondeeyey 920 agabka asaasiga oo ay bixisay UNHCR, dowladda federaalka ayaa qaadatay mas’uuliyadda iyo abaabulka safarka duulista hawada,

    UNHCR waxay sii wadi doontaa wax ka qabashada daadadka, iyadoo hoos imanaysa hoggaanka Dowladda Federaalka ee Soomaaliya, xidhiidh dhowna la leh dowladda xubinta ka ah ee Puntland”

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    March 18, 2026

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    March 18, 2026

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    March 18, 2026
    Latest Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    Maxay ka dhigan tahay xiriir ujarida KG Ee DFS?

    Weerarada Gantaalada iyo Drons-ka Ee Iran ka imaanaya oo hoos usii dhacaya

    Faallo:-Doorka Putin ee dagaalka Galbeedka Aasiya Maraykanka/Israa’iil iyo Iran?.

    Hoos udhac weyn oo ku dhacay Maraakiibta ka gudabaya Marinka Hormos

    Faallo:-Garaacista Jasiirada Hoyga u ah Saliida Iran

    Xamaas oo kaga hor timid Iran weerarada Wadamada Khaliijka

    Difaaca Cirka Imaaraadka Carabta oo fashiliyay weeraro ka yimid Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.