Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Urur Goboleedka IGAD oo sii macno beelaya marba marka ka danbaysa
    Somalia

    Urur Goboleedka IGAD oo sii macno beelaya marba marka ka danbaysa

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.June 13, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Wax qiimo ah oo uu leeyahay majiro Urur Goboleedka IGAD oo waa hore,ayuu dhintay.

    Warka kasoo baxayna waxba ma gooyo.

    Wadamada ku jira Labo,waxaa lagu maamulaa Xeerka QM ee Dalalka aan Siyaasiyan isku filnayn,waana Somaliya iyo S.Sudan.

    Itoobiya,iyadaaba dagaal sokeeye iyo burbur dhan walba ah la tacaalaysa.

    Kenya waxay la’adahay Miisaaniyadii Dalku ku socon lahaa,waxayna qarka usaaran tahay in ay iska bixin waydo Daymaha.

    Jabuti waa kaligii Taliye ku nool Dulaalka Saldhigyada reer Galbeedka iyo Somalida.

    Ugandha waxay ka dabarataa Miisaaniyada Ciidankeeda dhaqaalaha ay ku hesho hawlgalka Somaliya.

    Sudan way carowday oo waa ku daysay,mana soo noqon doonto abid.

    IGAD magac ahaan waa qurxoon yahay,balse maqaam ahaan macno maleh,waxa kasoo baxana kama duwana waxa ay soo saaraan Axmed Madoobe,Laftagareen,Guudlaawe iyo Qoor-qoor.

     

     

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.