Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Ururka Ictisaam oo uhanqal taagaya in ay qabtaan hogaanka Puntland
    Somalia

    Ururka Ictisaam oo uhanqal taagaya in ay qabtaan hogaanka Puntland

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.March 27, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Ictisaam waxay wadaan olale xoog leh oo ay ku diyaarinayaan Musharax Madaxweyne ee Puntland.

    Waxay ku amreen Shaqaalaha Shirkada Golis ee Gobol walba in ay dhexgalaan Beelaha oo ka keensadaan Xubin Baarlamaan ama Qof noqda Xubin Baarlamaan.

    Aadan Sh.Doon koox ka mid ah Ictisaamka,ayaa soo jeedisay in ay sharaxaan kuna taageeraan Maaliyad.

    Halka qayb kale ay ku doodayaan in uusan Aadan ka gadmayn..

    “Aadan waa Nin Macaan oo Gob ah balse aan gaarsiisnayn hogaamiye”Ayay qaybaan Rag badan oo Ictisaamka ka mid ah.

    Haldoorka Bulshada ee aadka uyaqaan Ururka Ictisaam waxay qabaan in uusan guulaysanayn qorshahooda,iyagoo ku sababaynaya…..

    1.Ka adkaantii Cabdullaahi Yuusuf in ay meel xun dhigtay oo aysan kasoo kaban karin.

    2.Qabyaalada oo ku xoog badan dhexdooda.

    3.Aragtidooda oo Maxalliya kana hoosaysa heer caalami.

    Ictisaam horay waxay utaageereen Cali Xaaji iyo Asad Diyaano labaduna ma guulaysan.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    April 6, 2026

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    April 6, 2026

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    April 6, 2026
    Latest Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.