Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Video:-11-qof Oo ku geeriyooday qaraxii ka dhacay Magaalada Muqdisho
    Somalia

    Video:-11-qof Oo ku geeriyooday qaraxii ka dhacay Magaalada Muqdisho

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.September 10, 2018Updated:September 10, 2018No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Tirada dadka ku dhintay qaraxii saaka ka dhacay magaalada Muqdisho ayaa korodhay iyadoo la xaqiijiyey dhimashada 11 qof, halka 22 kalena ay ku dhaawacmeen, soda ay sheegeen mas’uuliyiinta amniga.

    Tirada dhimashada ayey goor hore oo saaka mas’uuliyiintu ku sheegeen 6 qof, taasi oo haatan korodhay.

    Qaraxan ayaa loo adeegsaday baabuur laga soo buuxiyey waxyaabaha qarxa oo qof ismiidaamiyey uu ku dhuftay dhismaha degmada Hodan.

    Goobjoogayaasha ayaa sheegay in burbur ballaadhan uu soo gaadhay dhismaha.

    Ururka Al-Shabaab ayaa sheegtay mas’uuliyadda qaraxaasi.

    Waa markii labaad ee qaraxyo baabuur ismiidaamin ah lagu weeraro xarun degmo ka tirsan Muqdisho. 2-dii September ayaa qarax noocan oo kale ah lagu burburiyey dhismihii xarunta degmada Hawlwadaag ee Muqdisho,hoos ka daawo muuqaalka oo faahfaahsan.

     

     

     

     

     

     

    Halkan ka daawo muuqaalka

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Weftigii Sudan oo niyad jab kala laabtay Muqdisho

    August 27, 2025

    Ciidamada PL oo helay Kaydkii Hubka iyo Rasaasta Baallade Ee Daacish

    August 27, 2025

    US Military Assists Puntland in Ongoing Fight Against ISIS

    August 27, 2025
    Latest Posts

    Weftigii Sudan oo niyad jab kala laabtay Muqdisho

    Ciidamada PL oo helay Kaydkii Hubka iyo Rasaasta Baallade Ee Daacish

    US Military Assists Puntland in Ongoing Fight Against ISIS

    Maraykanka iyo Ingiriiska oo kaga hor yimid dhismaha New JL

    Wefti sare oo Qaramada Midoobey ka socda oo gaaray Bosaso

    Ciidamada Difaaca PL oo hawlgalo ka fuliyay Toga Gaaca

    Akhriso:-10% Ardayda Puntland oo ku dhacday Imtixaanka Fasalka..

    Akhriso:-Tobanka Arday Ee ugu sareeya Imtixaanka Dugsiyada Sare Ee Puntland

    Faallo:-Loolanka,gaadmada iyo hardanka Siyaasada Somalida

    Wararkii ugu danbeeyay hawlgalka Calmiskaad

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.